"Dhanka ay qorraxdu u dhacdo; galbeed. ld bogox."
Wadaag:
(bukay, bugtay; buki) Qof, wax bukaan ah ahaansho.
f.mg1
.r B. dheh: cod lagu muujiyo qarax ama dhac.
m.dh.sh
.r Cod la maqlayo marka wax la laqayo.
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
f.g2
-geeyay, -geysay
Cudur.
m.dh
(-do, m.l) Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad.
eeg bugee. ld bucayn, buhayn.
m.f.dh