Qeexid
Wax sida haan iwm haruub ka qaadid.
Qeexid Xigta
Wax meel ka duleelin.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax sida haan iwm haruub ka qaadid.
Wax meel ka duleelin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg buji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ceejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: bu'o f.mg3 (-'day, -'dday) Weel cadaadiska gudahiisa ku jira oo aad u batay awgeed furtuurid.
Qeexid: bu'yaro m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Jidh yar oo wareegsan oo isku cufan oo laga helo bu'da aan qaybsamin ee unugga dhirta iyo xayawaanka, taas oo ka kooban borotiin, DNA, iyo RNA. Waxay door muhiin ah ka ciyaartaa soo saaridda ribosoomka iyo borotiinka.
Qeexid: bu'asho m.f.dh eeg bu'o.
Qeexid: bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan.
Qeexid: bu'2 m.dh 1. (baay.) Jidh dhex yaallo saytobalaasamka unugyada, kaasoo ay ku jiraan walxaha hiddo side DNA. 2. (kiim.) Qaybta atamka ee saldanabeedku toganyahay, cufka atamkuna ka yimaado; b.du borotoonno iyo niyuutroonno ayay ka koobantahay; b.da atamka waxaa lagu muujin karaa summad tilmaamaysa tirada (cufka, borotoonnada, atamka) iyo curyaha magaciisa.
m.dh
Qeexid: Hilibka intiisa jiirka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld baduug.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]