Qeexid
ld bukooni
ld bukooni
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bakaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bukaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa.
Qeexid Xigta: Bukaansocod-eegto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld Bukaysiin; bukabbukayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax bayaan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg buko. ld bukood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Moos waaweyn oo la kariyo. ld bukaani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah).
Qeexid Xigta: Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn.
Qeexid Xigta: Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid.
Qeexid Xigta: Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bukayn. eeg bukabbukee.
Qeexid Xigta: ld buhabbuhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bukaysii. ld bukayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo.
Qeexid Xigta: ld buhabbuhee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]