Qeexid
"(-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran."
"(-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran."
Wadaag:
(dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa.
Bukaansocod-eegto.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.
m.l
Wadaag:
Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba).
Saanqaad; socod.
ld jaanqaadid.
m.l
Wadaag:
Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba).
Saanqaadid; socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
S. ah: ilmo socod-barad ah.
Habka qofku u tallaabsado.
ld saaqaadid.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar socod billaabid.
Cid meel ka tegeysa socod billaabid.
Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.
m.dh
Wadaag:
Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah).
Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: