Qeexid

Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa.

Qeexid Xigta

Bukaansocod-eegto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bukaansocod oo kali ah:
  • Waxa ka mid ah dayaca cisbitaallada ka muuqda oo halistiisa ku haya bulshada, gaar ahaan kuwa jilicsan ee bukaansocodka ah, haweenka uurka leh iyo dhallaanku ka mid yihiin.
  • Adeegyada bukaansocodka caadiga ah, adeega dumarka uurka leh iyo adeegyada umulinta iwm ayey bixiyaan rugahan caafimaad.