Qeexid
"ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo."
Qeexid Xigta
ld buhabbuhee.
[-keeyay, -kaysay]
bukabbuke eeyay
bukabbuke aysay
f.g2"ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo."
ld buhabbuhee.
Wadaag:
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucabbucee, bukabbukee (2).
f.g2
-heeyay, -heysay
Wadaag:
Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah).
Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa.
Bukaansocod-eegto.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.
m.dh
Wadaag: