Qeexid

"(-rro, m.dh) Haruubka dhiil ama aagaan yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bukur oo kali ah:
  • Si ay u badbaaddo, Nuurto waxa ay tiri: “Waxaan caruurtayda u kariyaa Kable iyo Bukurey kuwaas oo aan ka soo gurto duurka noo dhaw.
  • Si ay u badbaaddo, Nuurto waxa ay tiri: “Waxaan caruurtayda u kariyaa Kable iyo Bukurey kuwaas oo aan ka soo gurto duurka noo dhaw.