Qeexid Xigta
Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg bulaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld bulaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Nafley taran iyo barwaaqo helid.
Qeexid Xigta: Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bulaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shimbir-malab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Faras midabka dambarka leh.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah jaadadka gorgorka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan.
Qeexid Xigta: ld bulaan1. bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Koofiyad, gammuun iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid warwareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld mulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bulee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax beylah ka dhowrid.
Qeexid Xigta: Iska i.: khatar iska jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kulaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]