Qeexid
"Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato. buldi1 m.l (-iyo, m.dh) Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm."
"Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato. buldi1 m.l (-iyo, m.dh) Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm."
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Nafley taran iyo barwaaqo helid.
Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m.l
Wadaag:
Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, ragga iyo haweenku wada ciyaaraan, leh jiib, jaan, buun, durbaan iyo biro la isku garaaco.
B. ah: midab fardood dambarka u eg.
m.dh
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f.mg1
Wadaag: