Qeexid
"Shimbir-malab."
"Shimbir-malab."
Wadaag:
Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m.l
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, ragga iyo haweenku wada ciyaaraan, leh jiib, jaan, buun, durbaan iyo biro la isku garaaco.
B. ah: midab fardood dambarka u eg.
m.dh
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f.mg1
Wadaag:
Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
bu'yaro m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Jidh yar oo wareegsan oo isku cufan oo laga helo bu'da aan qaybsamin ee unugga dhirta iyo xayawaanka, taas oo ka kooban borotiin, DNA, iyo RNA. Waxay door muhiin ah ka ciyaartaa soo saaridda ribosoomka iyo borotiinka.
Wadaag:
bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan.
Wadaag:
bu'2 m.dh 1. (baay.) Jidh dhex yaallo saytobalaasamka unugyada, kaasoo ay ku jiraan walxaha hiddo side DNA. 2. (kiim.) Qaybta atamka ee saldanabeedku toganyahay, cufka atamkuna ka yimaado; b.du borotoonno iyo niyuutroonno ayay ka koobantahay; b.da atamka waxaa lagu muujin karaa summad tilmaamaysa tirada (cufka, borotoonnada, atamka) iyo curyaha magaciisa.
Wadaag:
Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato. buldi1 m.l (-iyo, m.dh) Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm.
m.dh
Wadaag: