Qeexid
"(f.g) Qof bulshey ka dhigid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.
[-sheeyay, -sheysay]
bulshe heeyay
bulshe heysay
f.g"(f.g) Qof bulshey ka dhigid."
(f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.
Wadaag:
Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m.l
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m.l
Wadaag: