Qeexid
"(-iyo, m.dh) Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur."
"(-iyo, m.dh) Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur."
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
Midab kan cirka ama badda oo kale ah.
Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.
m.l
Wadaag:
Buluqbuluqleynta.
B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda burburiya; xar.
m.dh
Wadaag:
Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.
f.mg2
-qeeyay, -qeysay
Wadaag: