Qeexid
"Buluqbuluqleynta."
Qeexid Xigta
B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
"Buluqbuluqleynta."
B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
Wadaag:
Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.
f.mg2
-qeeyay, -qeysay
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
Midab kan cirka ama badda oo kale ah.
Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.
m.l
Wadaag:
Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood.
m.dh
Wadaag:
Caano, buqbuqo ka dhigid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m.l
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda burburiya; xar.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.
m.l
Wadaag: