Qeexid

"Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bulxan oo kali ah:
  • Inkasta oo uu jawiga cimilada doodu marna cirka isku shareerayey, marna hoos u degayay, haddana waxaa markastaba la tacaalayey shirgudoonka doodda oo ah maamulaha Akadamiyada nabada iyo horumarinta Somaliland, Dr, Bulxan.
  • Bulxan iyo Gurxan marka xaajadoodi ribato, ee la ibo bixin kari waayo, waxaa loo geeyaa Samatar oo ay aalaaba labadooduba ku qancaan garta uu gooyo.