Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn."
"(-amay, -antay; -ami) Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn."
Wadaag:
Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
f.mg1
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m.l
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m.l
Wadaag: