Qeexid

"Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh."

Qeexid Kale

Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.

Qeexid Xigta

Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine