Qeexid
"Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm."
"Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm."
Wadaag:
Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh.
Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee.
Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.
m.l
Wadaag:
Wax sida haan iwm haruub ka qaadid.
Wax meel ka duleelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaaran iyo miro kulkulucsan, waaweyn oo dusha qodxo jiljilicsan ku leh.
m.l
Wadaag:
Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud.
m.l
Wadaag:
Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.
f.mg2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh) Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.
m.l
Wadaag:
Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; kasbo1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Xirmo dhar ah oo ka kooban dhawr daaqadood.
m.dh
Wadaag: