Qeexid
"(banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh) Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq."
"(banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh) Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq."
Wadaag:
Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh.
Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee.
Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.
m.l
Wadaag:
Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm.
m.l
Wadaag:
Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno.
Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.
m.dh
Wadaag: