Qeexid
"Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood."
"Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood."
Wadaag:
Weel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur tuurid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Caano, buqbuqo ka dhigid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Buluqbuluqleynta.
B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
m.l
Wadaag:
Biyo, neef, gaas iwm oo inta xoog ku soo baxa, daboolkii celinayay tuura ama jeexa; dillaacid; burqasho; qarxasho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(jool.) Qulqul biyood joogto ama xilliyeed oo dhulka ka imaanaya, wuxuu samaysmaa marka biyaha roobku dhulka hoos u galaan ilaa bar gaar ah, halkaasoo ay ku ururaan aakhiritaankana ay kor u soo burqadaan.
(juqr.) Loolalka dhexena waa xilliga jilaalka ku xiga, xiddigis ahaanna loo tixgeliyo inuu ku dhammaado kubbadbadhka woqooyi min caanomaallada isle'eg ee Guga (ilaa 21 maarso) ilaa hornaqa xagaaga (ilaa 21 juun).
m.dh
Wadaag:
Meesha ay biyaha ka soo burqadaan.
Ceel biyo badan leh.
Hogaha shaxda midka dhexda ku beegan.
m.dh
Wadaag:
Biyo si xoog ah meel uga soo butaacid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag: