Qeexid

"Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto."

Qeexid Kale

Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.

Qeexid Xigta

Taag ciid.

Wadaag: