Qeexid
"Buraambur tirin."
Qeexid Xigta
Buraambur ciyaarid.
[-ray, -rtay]
buraambur2 ay
buraambur2 tay
f.g1"Buraambur tirin."
Buraambur ciyaarid.
Wadaag:
Weyso gadmid.
Dheri dhooba ah kala jabid.
Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur2 (2).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
ld burbur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo.
ld buraashid.
m.l
Wadaag:
Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.
m.dh
Wadaag:
Wax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhiil ama aagaan yar oo caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag: