Qeexid
"Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn."
[-shay, -shtay]
buraash2 hay
buraash2 htay
f.g1"Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn."
Wadaag:
(-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo.
ld buraashid.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.
m.dh
Wadaag:
Wax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Maro, buste iwm joodari dul saarid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m.dh.sh
Wadaag:
Buraambur tirin.
Buraambur ciyaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: