Qeexid

"(-do, m.l) Weel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine