Qeexid
"(-dyo, m.l) (daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda ay ku dhacdo. ld burobahalaad."
"(-dyo, m.l) (daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda ay ku dhacdo. ld burobahalaad."
Wadaag:
(-dyo, m.l) (daaw.) Buro dhex galeysa oo baabi'inaysa soohyada ama xubinta ay ka farcanto islamarkaasna ku faafi karta meelo kale oo jirka ka mid ah, ayadoo cadcad ka mid ah raacayaan dhiigga ama liinfada. Haddii aan la daweyn wakhti ku habboon waxay keentaa caafimaadka oo maalinba maalinta ka dambeysa sii xummaada iyo dhimasho. ld burabbahalaad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.
m.dh
Wadaag:
U b.: cid wax siyaada ah siin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
(-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo.
ld buraashid.
m.l
Wadaag:
Buraambur tirin.
Buraambur ciyaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Buro aan faafin, halisna ahayn oo jirka nafleyda ka soo baxda.
m.dh
Wadaag: