Qeexid
"Wax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2)."
[-iyay, -isay]
burbur yay
burbur say
f.g2"Wax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2)."
Wadaag:
(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Xeer jirey baabbi'in.
Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan.
ld burburin.
m.l
Wadaag:
Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo.
Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur1 (2).
m.l.u
Wadaag:
Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur2 (2).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof bururay ka dhigid.
ld burburi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg buri. ld buris, burrin, burris. burin1 m.f.dh eeg buri. ld buris.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.
m.l.kh
Wadaag:
(baay.) Burburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, isugu beddelaan kuwo yar yar iyada oo la sii daynayo tamar. Neefsashada ayaa tusaale u ah falgallada taxana ah ee dh. b.ta.
m.dh
Wadaag:
(fals.) Ficil ama fikrad ka soo horjedda jiritaan shay.
(fals.) Nooc ka mid af diidmada, ama afkaar dhamaanteed ka soo horjeedda, wixii jiray dhamaan.
m.dh
Wadaag: