Qeexid

"eeg bururi. ld burburis (2), bururin, bururis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burburin oo kali ah:
  • Waxa kale oo aan leeyahay dhulka anagaa wax naga yaaliin, qaranimaddana anagaa wax ku qabana ee wuxuu ku raad gadayaa isaga oo Ciidanka ummadda u adeegsaday burburinta sharciga.
  • Taasina waxay keentay in la galo jahwareer qaran, kaasoo ay ka dhalatay in magac diineed la isku dilo, diintiina ay noqoto sharciyad dhiig, hanti iyo burburin lagu banaysto, lana kala sooci waayo ra'yiga shakhsiga, damaciisa siyaasaddeed iyo diintii.