Qeexid
"eeg burbursan. ld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho."
"eeg burbursan. ld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho."
Wadaag:
B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax bururay ahaansho.
ld burbursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg burburso. ld burbursad, burbursi, burursad, burursasho.
m.f.dh
Wadaag: