Qeexid
ld burbursasho.
ld burbursasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld bursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur2 (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo.
Qeexid Xigta: Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld burbursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg burburso. ld burbursad, burbursi, burursad, burursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bururi. ld burburis (2), bururin, bururis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan.
Qeexid Xigta: ld burburin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld bururid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg burbursan. ld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho.
Qeexid Xigta: Wax cayrsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Barar; higaag.
Qeexid Xigta: (u) Wax farabadan; tubaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld burbursanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weyso gadmid.
Qeexid Xigta: Dheri dhooba ah kala jabid.
Qeexid Kale: Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
Qeexid Xigta: Taag ciid.
Qeexid Kale: Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]