Qeexid

"(-ooyin, m.l) Meel bannaan, dhulkaa intiisa kale in yar ka sarreysa oo ciid jilicsan leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burco oo kali ah:
  • Kabtanka kooxda Caafi Burco iyo Madaxa Qaban-qaabada Isboortiga ee Gabiley Rooble Ibraahim Axmed, ayaa sheegay in ay labaduba ku qanacsan yihiin natiijada ciyaarta,isla markaana waxay ku booriyeen dhallinyarada in ay dedaalkooda halkaa ka sii wadaan.
  • Dadka magaalada ayaa tan iyo waqtigii Guuxa diyaaradu soo baxay si weyn u hadal hayay taas oo qof waliba dareenkiisa ku cabirayay waxa ay la tahay diyaaradani iyo sababta ay ugu waragayso magaalada Burco.