Qeexid

"Nafley bur la dhicid. ld buraree."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buree oo kali ah:
  • Shirarka labadan kooxood u dhexeeya ayaa ka socda Magaalada Mudisho, iyadoo saraakiil ka tirsan Xisbul Islam ay sheegeen inay burbureen, markii la isku afgaran waayay qodobo ka mid ahaa heshiiska oo ay ka mid tahay in la wadaago magac qura.
  • Kacaankii iyo shuuciyaddiisiina halkaas bay ku burbureen.