Qeexid

"ld burin1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buris oo kali ah:
  • Runtii waa xaqiiqo fikraddaasi, laakiin waxaa kale oo mudan in la sheego in qabyaaladdu ay markii horeba burburisay shaqsiyadda qofka caadiga ah.
  • "Waxaan kasoo horjeednaa talaabada ay Al-shabaab ku burburisay qabriyada culumo badan oo Somalia laga yaqaan, waan la dagaalamaynaa si aan taas uga hortagno" ayuu yiri Muxyadin Xasan Afrax oo ah Madaxa Urur kulmiya Bulshada Muqdisho.