Qeexid
"(-ooyin, m.l) Qalab wax lagu karsado oo ka samaysan dhagax jilicsan ama bir leh, dhego la qabsado iyo meel kore oo dhuxusha lagu shubo. ld birjiko."
"(-ooyin, m.l) Qalab wax lagu karsado oo ka samaysan dhagax jilicsan ama bir leh, dhego la qabsado iyo meel kore oo dhuxusha lagu shubo. ld birjiko."
Wadaag:
Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof maalqabeen ah oo shaqaalaha u shaqeeya aan siin wax u dhigma waxsoosaarkooda.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Buur xeebta ku taal oo biyaha baddu ku simaan, kana gaddoomaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Xeer jirey baabbi'in.
Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag:
Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
Taag ciid.
Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.
m.l
Wadaag:
Weyso gadmid.
Dheri dhooba ah kala jabid.
Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qolka cunnada lagu kariyo.
Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (siyaa.) Dabaqad ka mid ah bulshada, haystana dhaqaalaha ugu badan marka loo eego aragtida Maarkiska.
m.dh
Wadaag: