Qeexid
"Burladduul ahaansho."
"Burladduul ahaansho."
Wadaag:
Nin caro dhaw, dagaal badan oo aan uurkuqaad lahayn.
m.l
Wadaag:
(-nyo, m.dh) Bur la qasaayo inta kuuskuusanta oo aan qasmin.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Cad soor ah oo la mariyo looxa qur'aanka inta aan wax lagu qorin.
m.l
Wadaag: