Qeexid
"(daaw.) Burada aan ku fideyn oo aan baabi'ineyn sooha ama xubinta ay ka baxday isla markaana aan meel kale oo jirka ka mid ah aan tageyn intay dhiigga raacdo; waana burada aan kansarka ahayn."
"(daaw.) Burada aan ku fideyn oo aan baabi'ineyn sooha ama xubinta ay ka baxday isla markaana aan meel kale oo jirka ka mid ah aan tageyn intay dhiigga raacdo; waana burada aan kansarka ahayn."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Buro aan faafin, halisna ahayn oo jirka nafleyda ka soo baxda.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Mas dheer oo midabkiisu casaan xigeenyahay oo aan dadka qaniinin.
m.l
Wadaag:
Diillincaanood; waq-habaar.
Wadiiqo isku xirta xerada geela iyo guriga.
m.l
Wadaag:
Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela. ld waddo-hunguri.
m.dh
Wadaag:
Hilib aan caadi ahayn, kuusan oo jirka naflayda meel ka mid ah ka soo baxa.
Sed dheeraad ah oo cid la siiyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Bararid: astaamaha caanka ah ee halaamacoodka midkood; saddexda kale waxa weeye: kul, casaan, iyo xanuun. Meesha halaamacoodsan waxa bararka u keena ayadoo xididdada yaryarka ah ee dhiigga ka yimaado dhacaan la socdaan boroteyin oo ku urura unugyada dhexdooda.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.l) (daaw.) Buro dhex galeysa oo baabi'inaysa soohyada ama xubinta ay ka farcanto islamarkaasna ku faafi karta meelo kale oo jirka ka mid ah, ayadoo cadcad ka mid ah raacayaan dhiigga ama liinfada. Haddii aan la daweyn wakhti ku habboon waxay keentaa caafimaadka oo maalinba maalinta ka dambeysa sii xummaada iyo dhimasho. ld burabbahalaad.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Buro ka dhalata sooh qanjireed ama cad isu muujisa qaabka qanjirka.
m.dh
Wadaag: