Qeexid
"Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur2."
[-ray, -rtay]
burshintuur2 ay
burshintuur2 tay
f.g1"Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur2."
Wadaag:
Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo.
ld burshintuurid.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta.
Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
m.dh
Wadaag:
Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weyso gadmid.
Dheri dhooba ah kala jabid.
Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur2 (2).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
ld burbur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho.
Wax cayrsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Bur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.
m.l
Wadaag: