Qeexid Xigta
ld burshintuur1, bushintuur1, bushintuurid.
ld burshintuur1, bushintuur1, bushintuurid.
Wadaag:
Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo.
ld burshintuurid.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta.
Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
m.dh
Wadaag:
Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Bur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.
m.l
Wadaag: