Qeexid
"Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor)."
[-ray, -rtay]
burtuur2 ay
burtuur2 tay
f.mg1"Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor)."
Wadaag:
Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.
m.l
Wadaag:
Weyso gadmid.
Dheri dhooba ah kala jabid.
Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
ld burbur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur2 (2).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kurus.
Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
m.dh
Wadaag:
Buraambur tirin.
Buraambur ciyaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhiil ama aagaan yar oo caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag: