Qeexid
"Soor wax burtuur yeeshay ahaansho."
[-naa, -nayd]
burtuursan aa
burtuursan ayd
f.mg4"Soor wax burtuur yeeshay ahaansho."
Wadaag:
Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.
m.l
Wadaag:
Wax bururay ahaansho.
ld burbursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg burbursan. ld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kalafirirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho.
Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo kulibirsan ahaansho. ld urursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: