Qeexid
"Buur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda."
"Buur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda."
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.
m.l
Wadaag:
War dhacdo iwm intooda runta ah been badan ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Xuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta iwm marka ay foolanayaan.
m.l
Wadaag:
Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
m.l
Wadaag:
Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.
m.l
Wadaag:
Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno.
Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Qof bururay ka dhigid.
ld burburi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
ld burbur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo.
ld burbur 1.
ld bururid.
m.l
Wadaag: