Qeexid

"(-nno, m.dh) Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burun oo kali ah:
  • DF ayaa waxaa difaaca ciidamada AMISOM ee ka socda Burundi iyo Uganda, kadib markii ay xoogaga Islaamiyiinta ah ku dhawaaqeen inay afgambin doonaan DF oo madaxdeeda uu u dhexeeyo khilaafkii ugu xooganaa ee soo mara.
  • Dowlada Uganda iyo Burundi ayaa sidoo kale sheegey in ciidamo u dirayaan Somalia inkastoo sida muuqata imaanshaha ciidamadan ay dib u dhacyo joogta ah ku imaanayaan.