Qeexid
"Qof, qof kale burjigiisa jebin."
[-ilay, -ishay]
buruudshiil2 lay
buruudshiil2 shay
f.g1"Qof, qof kale burjigiisa jebin."
Wadaag:
Ka burji sarreynta qof, qof kale ka burji sarreeyo.
m.l
Wadaag:
Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno.
Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.
m.l
Wadaag:
Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo.
ld burbur 1.
ld bururid.
m.l
Wadaag:
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
ld burbur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof bururay ka dhigid.
ld burburi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.
m.l
Wadaag:
Wax bururay ahaansho.
ld burbursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Buur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.
m.l
Wadaag: