[-eelay, -eeshay]
buseel2 elay
buseel2 eshay
"U b.: wax u hiloobid; tebid."
Wadaag:
ld buseelid.
m.l
ld buseel1.
m.f.dh
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Boor; siigo.
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1