Qeexid
"Cudur."
"Cudur."
Wadaag:
Cid shaki ku beerid.
Cid cudur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Quwaax meseggo oo aan lahayn dhacaan badan oo laga mashiiqsado.
m.l
Wadaag:
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Go' weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.
m.l
Wadaag: