Qeexid
"Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha."
"Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha."
Wadaag:
Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Go' weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.
m.l
Wadaag: