Qeexid
"Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya."
"Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya."
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Go' weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.
m.l
Wadaag:
Madow oo dhalaalaya (midab dad).
Geed laftiisa madow laga sameeyo miraha tusbaxa.
m.l
Wadaag:
Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha.
m.l
Wadaag:
Qof aqoon iyo garaad dheeraad ah leh; abwaan; mufti.
Koox daanyeero ah kan hoggaamiya.
m.l
Wadaag:
Cid shaki ku beerid.
Cid cudur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Quwaax meseggo oo aan lahayn dhacaan badan oo laga mashiiqsado.
m.l
Wadaag: