Qeexid
"B. ah: hoore meel uu ku jirey si xoog leh uga soo burqaday."
"B. ah: hoore meel uu ku jirey si xoog leh uga soo burqaday."
Wadaag:
Dareere meel uu ku jiray hal mar si xoog leh uga soo daadasho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Dareere meel ay ku jireen ka daadin.
Biyo fataahin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Walax kasta oo ileys mootiye ah, lehna hal dhinac oo xoodan ama labada dhinacba xoodan.Bikaacada waxa lagu tilmaansadaa nooca dulaheeda ama raadka duluhu ku leeyihiin dhud ileys.
m.dh
Wadaag:
Geed-nagaar faalala leh laamo jiljilicsan, caleemo yar oo macaan oo la cuno.
m.dh
Wadaag: