Qeexid
"eeg buturi."
"eeg buturi."
Wadaag:
Is b.: qof caro iyo isla weynaan awgeed gaar u istaagid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg buri. ld buris, burrin, burris. burin1 m.f.dh eeg buri. ld buris.
m.f.dh
Wadaag:
B. ah: qof buuran. ld Batac.
Ciid jilicsan oo aan dhagax qaruurax iyo boor lahayn.
m.l
Wadaag:
(fals.) Ficil ama fikrad ka soo horjedda jiritaan shay.
(fals.) Nooc ka mid af diidmada, ama afkaar dhamaanteed ka soo horjeedda, wixii jiray dhamaan.
m.dh
Wadaag:
Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax butuc ah ahaansho (qof). ld batacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Xeer jirey baabbi'in.
Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed-nagaar faalala leh laamo jiljilicsan, caleemo yar oo macaan oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
eeg butucsan. ld batacsanaan, batacsanaansho, butucsan aansho.
m.f.dh
Wadaag: