Qeexid

"B. ah: rati marka la raro dida."

Qeexid Xigta

ld buubid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buub oo kali ah:
  • Dad badan oo muslimiinta reer Madiina ka mid ahaa ma ayna kala garaneyn Rasuulka SCW iyo Abuubakar hase yeeshee markii dambe ayey ogaadeen.
  • Hadalka Buubaa ayaa ku aadey xilli beesha caalamka ka dalbaneyso DFKMG ah noqdo mid salbalaaran.