Qeexid
"Awr rar la cararid."
[-aalay, -aashay]
buubaal2 alay
buubaal2 ashay
f.mg1"Awr rar la cararid."
Wadaag:
Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
Nafley taran iyo barwaaqo helid.
Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Rati raran didid.
Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Nafley ceyrin.
Wax duulin.
Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax cayrasasho.
Wax hor u durugsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
m.l
Wadaag: