Qeexid
"eeg buudhi. ld buudhis."
"eeg buudhi. ld buudhis."
Wadaag:
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.
m.l
Wadaag:
Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m.l
Wadaag:
Hal awr abaahiyay oo loo malaynayo inay rintay, abaahiqab.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta.
Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
m.dh
Wadaag:
Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Aqal shimbir.
Dhullax, kasoobax.
m.l
Wadaag:
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m.l
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f.g1
Wadaag:
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay.
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
m.l
Wadaag: